Halgankii Daraawiish (Video)

Jan 26 th, 2008
A piece of history for the rest of us -- Taariikhdii Sayidka Iyo Daraawiishta
Documentary made in 1984.
Length: 28 min.
Directed by: Charles L. Geshekter
Guryo Iibba: Ajman Emirates
Tawakal Towers: GET YOUR DREAM APPARTMENT
Waa guryo iib ah oo qiimo jaban oo kuyaal magaalada Ajman ee Isutaga Imaaraadka Carabta. Wixii Faahfaahin dheeraad ah riix sawirka sare ama kala xidhiidh Ibrahim Hassan:416-877-1971.
City Market Opening
Wakhtiga Salaadda
|
Home
Buuhoodle Media Center
|
DFS oo bannaysay Degmooyinkii Lagu Tuhunsanaa Inuu ka Ag Dhow yahay Afhayeenka Al-shabaab |
|
Saturday, 17 May 2008 |
|
Iyadoo dilkii Hogaamiyihii Shabaab ka hor ay Ciidamada DFS & Kuwa Itoobiyaba banneeyeen magaalooyinkii la aaminsanaa inuu soo geli karo Cayrow sida, dhuusamareeb, Beledweyne & Jowhar, taasina ay u dhacday sidii ay sii qorsheeyeen oo hogaamiyahaasi Al-shabaab uu soo galay magaalada dhuusamareeb ka dibna lagu duqeeyey oo lagu dilay, aya hadda oo ay Xukuumadda washington ka sanqadhisay inay bartilmaameedsanayso Afhayeenka Alshabaab Muqtaar Roobow waxa ay DFS banaysay mar kale degmooyinka Berdaale & Diinsoor oo la aaminsan yahay inuu ka dhow yahay Afhayeenkaasi. |
|
Read more...
|
|
Todobaadkan & Xiisaha Madadaalada |
|
Saturday, 17 May 2008 |
|
Todobaadkan & qormadeena xiisaha madadaalada waxa aynu ku soo qaadanaynaa 2 qodob oo kala ah:
- Boqor Xil jeclaysi awgeed Xoolo u Qalqashay
- darawal lagu ganaaxay caruur uu dayacay
|
|
Read more...
|
|
Munaasabadda 18 May ee Nadaafadda SSC oo si weyn loogu diyaargaroobayo |
|
Saturday, 17 May 2008 |
|
Sidii caadada ahayd ee sanad walba dhici jirtay ayaa waxaa deegaanada SSC ee madaxa banaan looga diyaargaroobayaa Xuska munaasabadda 18 May oo ah maalinta nadaafadda iyo qashin ururinta SSC kuna beegan maalinta berrito ah. |
|
Read more...
|
|
|
Ergooyinkii Aaday Ceel Ma Xidho oo Si Lama filaan Ah Dib Ugu Soo Noqday Buuhoodle |
|
Friday, 16 May 2008 |
|
Ergooyinkii dhowaan ka tegay Buuhoodle ee u ambabaxay Dhinaca Tuulooyinka Ceel ma Xidho & Biladaye oo dhowaan ay dilal kala duwan ka dhaceen ayaa si degdeg ah ugu soo noqday Buuhoodle caawa, waxana ay Buuhoodlemedia u sheegeen inaanay wax wanaag ah kala kulmin deegaanadii ay tageen, inkastoo ay ku gaabsadeen inay berrito kulan dadweyne ku warrami doonaan. |
|
Read more...
|
|
|
Ergooyinkii Aaday dilalkii ka kala dhacay Dannood & Ceel Ma Xidho oo Gaadhay Xirsi Macaf & Warar |
|
Friday, 16 May 2008 |
|
Iyadoo labo todobaad gudahood dilal kala dambeeyey oo ka dhacay deegaanada dannood & Ceel ma Xidho lagu dilay Labo nin oo isku Ardaa ahaa oo ka soo jeeday Deegaanada SSC Carraabo Maxamuud & jamaal Cabdi Raaxo ayaa hadda deegaanadaasi waxaa gaadhay Guurti ka ambabaxday Buuhoodle, waxaana wararka ugu horeeya ee ka soo baxayaa ay sheegayaan. |
|
Read more...
|
|
|
Shirkii Jabuuti oo la Soo Gebagebeeyey & 30 May oo Dib Loo Ballamay |
|
Friday, 16 May 2008 |
|
Wada hadalo aan toos aheyn oo dhawaanahaan ka dhacayay Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa ku soo xidhmay Magaalada Jabuuti Mana Jiro Qoraal cad oo laga soo saaray, inkastoo la sheegay in dib loo ballamay 30 may, in dib la isugu soo noqdo. |
|
Read more...
|
|
|
Maraykanka oo Ku Dhawaaqay Inay Nolol Ku Qaban Doonaan Afhayeenka Al-shabaab Muqtaar Roobow |
|
Friday, 16 May 2008 |
|
Saraakiil ka tirsan guutooyinka geeska Afrika ee la dagaalanka waxa ay reer galbeedku ugu yeedhaan argagixisadda Caalamiga ayaa markii ugu horeysay ku faanay inay nolol ku qaban doonaan Mukhtaar Rooboow Cali (Abuu Maansuur) oo ah Afhayeenka Shabaabka Caalamiga ee Soomaaliya, ka dib markii ay Cadowga ameerikaanku xaqiijiyeen in Wiilkii uu adeerka u ahaa Roobow ee lagu magacaabi jiray Cabdicasiis Bashaar Cabdallah uu ahaa naftii hurihii isku Miidaamiyey Ciidamada Burundi bishii la soo dhaafay. |
|
Read more...
|
|
|
Kulankii Jabuuti oo Maanta Xidhmaya & mucaaradka oo Ku Dhawaaqay inay Labo garab u kala Jabeen |
|
Friday, 16 May 2008 |
|
Kulanka Maanta xidhmaya Ma Jirto natiijo La Filayo Inay ka soo Baxdo, Xasan Daahir Aweys-na Waxa uu Casmara kaga dhawaaqay Inay Mucaaradku Labo dhinaca Kala Noqdeen Iyadoo maalmahanba ay isa soo tarayeen khilaafka baahsan ee Kooxaha Mucaaridka Dawlada u dhaxeeya ayaa waxaa taas daboolka ka qaaday Mid ka mid ah Mas'uuliyiinta Isbaheysiga Dib u Xoreynta ee fadhigiisu yahay Casmara, Wararkii ugu dambeeyey ee ka soo baxaya Magaalada Jabuuti oo ay ka jiraan wada hadalo aan toos aheyn oo dhexmaraya dawladda Soomaaliya & Kooxaha ka soo horjeeda ayaa iyana sheegaya in maanta lasoo xirayo shirka. .
|
|
Read more...
|
|
|
Ciyaar Kubadda Cagta ah oo Galabta Dhex martay naadiyo Ka kala Socda Buuhoodle & Qorulugud |
|
Thursday, 15 May 2008 |
|
Ciyaar saaxiibtinimo oo Kubadda Cagta ah ayaa galabta waxa ay dhex martay naadiga ka socday degmada Qorulugud & naadiga Suweeto oo ka mid ah naadiyada kubadda cagta ah ee Buuhoodle, ciyaarta oo ka dhacday garoonka kubadda cagta ee Xabado stadiam ayaa waxa ay ku dhamaatay 2 & 1 ay guushu ku raacday Kooxda Suweeto. |
|
Read more...
|
|
| | << Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
|
|
| |
|